Madaxweyne Deni oo shacab badan Salaadii ciida kula tukaday Gaalkacyo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid a Abdullahi Deni, ayaa maanta salaadda Ciidul Addxaaga Dadweynaha kula tukaday Masaajidka Xaaji Cali Biixi ee magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dadweynaha Puntland, ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciida, wuxuuna bulshada ugu baaqay ka shaqeynta illaalinta Nabadda, midnimada iyo horumarka. Sidoo kale waxaa tukashada salaada ka qeyb … Continue reading Madaxweyne Deni oo shacab badan Salaadii ciida kula tukaday Gaalkacyo (Sawirro)